Warbixin: Gobolada Jubboyinka Waxay Ka Hodan San Yihiin Wadamada Holland iyo Switzerland!!
GG24: Waa warbixintaan uga hadleynaa Hoggaanka, Waxaana iin soo bandhigi doona Tusaale yaab leh oo umada soomaaliyed waxbadan u tari doona. Ma ogtahay Gobolka Jubbada Hoose keliya, iska dhaaf Gobolada kale ee Soomaaliya, inuu ka hodon san yahay Dalka Netherland (Holland) oo hadda loo tahriibo! Balse ku dhowyahay inuu ka hodon sanyahay haddii lagu [...]










